Total Dhamaal Lama Qaban Karo Halka Luka Chuppi Fursadii HIT-ka Uu Helay Iyo Ganacsiga Filmadan Ay Sameyeen!!

Ajay Devgn iyo kooxdiisa mashruucoda Total Dhamaal ayaa ganacsi wacan sameeyay todobaadkiisa 3-aad sedexda maalmood ee ugu horeysay isagoo keenay 7.75 Crore (Trade Figure).

Wadarta guud hader waxuu maraya 136 Crore isagoo hoos udhac weyn sameeyay todobaadkiisa sedexaad sedexda maalmood ugu horeysay marka lala bar bardhigo todobaadkiisa labaad sedexda maalmood ugu horeysay taasina waxaa ugu wacan filmo kale inuu loolan adag kala kulmay.

Total Dhamaal waxuu noqon doona todobaadkan dhamaadkiisa Ajay Devgn filmkiisa labaad lacagaha ugu badan gudaha India kasoo xareeyo maadama 140 Crore uu gaari doono sida la filaayo fadlan hoos kaga bogo Total Dhamaal iyo ganacsigiisa guud gudaha India soona daabacday BOI..

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Click Kusiiso Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Click Kusii Mahadsanid…

Todobaadka Kowaad-92.24 Crore

Todobaadka Labaad-36.13 Crore

Jimco Sedexaad-1.50 Crore

Sabti Sedexaad-2.50 Crore

Axad Sedexaad-3.75 Crore

Wadarta guud-136.12 Crore (Trade Figure)

Dhanka kale Luka Chuppi todobaadkiisa labaad sedexda maamod ugu horeysay waxuu ku keenay 12 Crore waana ganacsi heer sare ah inkastoo axadii Ciyaarta Cricket-ka India dadka inta badan daawanayeen hadana sabtidii ayaa laga rabay mashruucan sare ukac weyn inuu sameeyo.

Balse dhib maleh todobaadkiisa kowaad ayuu si fiican u shaqestay mashruucan hader waxaa laga rabaa 80-85 Crore lacago udhaxeyo inuu keeno cimri ahaantisa si uu HIT dhameestiran u noqdo balse rajadii ahed inuu 100 Crore gaaro meesha wey ka baxday fadlan hoos kaga bogo ganacsigiisa guud..

Tdobaadka Kowaad-53.10 Crore

Jimco Labaad-2.85 Crore

Sabti Labaad-4.25 Crore

Axad Labaad-4.75 Crore

Wadarta Guud-64.95 Crore (Trade Figure)