Home ARRIMAHA BULSHADA Tukaha Insaanka iyo quraanjada waxay ka simanyihiin faa'iidooyinka qosolka iyo xogo muhiim...

Tukaha Insaanka iyo quraanjada waxay ka simanyihiin faa’iidooyinka qosolka iyo xogo muhiim ah halkaan ka akhriso.

1-Dalka mareykanka 30kii ilbiriqsiba waxaa la diiwaan galiyaaa gaari la xaday.
2-Tukaha Quraanjada iyo Insaankaba waxay ka simanyihiin markey dagaal galayaan wey is abaabulaan sidoo kalana ciidamo ayay ku dagaalamaan.
3-Daraasaadka waxay sheegeen in luuqad cusub oo uu qofka barto ay ka caawineyso inuusan dhaqso waxba iloowin sidaas darteed bey dadka luuqada badan ku hadla uga xusuus badanyihiin dadka halka luuqad ku hadla.
4-Boqoradii Kilyobatar markey Roma booqaneyso waxay amri jirtay in shiraaca doomaha catar laga biixiyo si carafteeda uga sii hormarto Caasimada Roma.
5-Dadka indhaha buluuga leh ayaa kaga fiican dadka kale aragtida habeenkii.
6-Qosol wuxuu yareeyaa hormoonaatka qal-qalka keena sidoo kalana daraasada waxay sheegtay in qaab kaftan ah oo qofka wax loo baro ay ka fiicantahay qaabka caadiga ah.
7-Inaad runlow hadalka cadeeyo ahaato kuma siineyso saaxiibo badan lkn waxay ku siineysaa saaxiibada kan ugu fiican.
8-Shimbaraha qaar waxay cunaan quraanjada Markey dhintaana quraanjada ayaa iyaga cunta. Tani waxay cadeyn u tahay wax kasta oo dhacaaya iney duruuf
tahay qofna uusan qofka kale ka sareynin.
9-Haduu caqligaaga heer sare yahay ogoow inaad ka ilow dhawdahay dadka kaa caqli hooseeyo. 

Chat Conversation End




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...