U Gaar Ah Aamir Khan Iyo Sedexdiisa Iskoor Ee Ay Adagtahay In La Taabto!

Aamir Khan waa atoore iskoor cusub had iyo jeer kusoo kordhiya fanka hindiya sido kalena waa Khan-ka aan la buun buunin xidigaan.

Aamir waxuu sameya had iyo jeer iskooro cusub kuwaaso naadir ah, hadaba maanta oo uu udabaal dagaayo munaasabada dhalashadiisa waxaan idiin la wadaagena sedex iskoor oo lama taabtan ah sido kalena ay adagtahay in la jabiyo.

Filmka Lacaga Ugu Badan Ka Keenay Gudaha India:

Aamir Khan filmkiisa Dangal ee la daawaday sanadkii 2016 ayaa ah filmka lacagaha ugu badan ka keenay gudaha India qaasatan qeybta af hindiga lagu daawaday isagoo keenay 375 Crore waana iskoor wali u yaalo Khan.

Filmada Lacaga Ugu Badan Keenen Iskudarka Gudaha India iyo Daafaha Caalamka.

Inta badan suuqa China ma ahan suuq loo isticmaalo Worldwide Gross ama iskudarka lacagaha gudaha india iyo daafaha caalamka marka laga hadlayo China lama xisaabiyo sababto ah ma ahn China suuq si joogto ah aflaamta hindiga looga daawado hase ahaate Khan suuqyada caalamka oo dhan marka laga hadlo China wey soo galayaan.

Inkastoo wajiga labaad noqoneyso, Aamir sedex film ayaa u noqoneysa kuwa lacagaha ugu badan iskudarka gudaha india iyo daafaha caalamka ka keenan waliba filmkisa Dangal ma ahan mid loo dhowaan karo hadii suuqa china lagu daro 2000 Crore ganacsi ah ayuu sameyay filmkaan daafaha caalamka,

Secret Superstar iyo PK ayaa u sooraacan waana iskooro ay adagtahay in la gaaro kaliyana ay ugaar noqoneyso xidigaan.

Filmada Lacaga Ugu Badan Ka Keenan Suuqa China:

Marka laga hadlaayo suuqa chine waa mid u gaar ah Aamir Khan waana iskoor kale oo u gaar ah ayna adagtahay in lagu garaaco xidigaan.

Filmadiisa Dangal, PK, Secret Superstar ganacsi waali ah aye halkaas suuq ka sameyeen waana iskoor kale ee uu dheeryahay xidigaan atoorayaasha kale.

Yaa ugu soo dhow sedexdaas iskoor inuu jabiyo inkastoo ay adagtahay? Waxaa ugu so dhow Mega Star Salman khan kaaso dhowaan bilaaway inuu China aflaamtisa laga daawado sido kalena filmkisa TZH oo Action ahaa waxuu keenay 339 Crore qeybta af hindiga lagu daawaday oo kaliya marka waa macquul Salman inuu jabiyo waa hadii uu dadaal xoogan sameyo inkasto ay adagtahay.

 

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*