U Gaar Ah Deepika: 7 Jeer Oo Ay Deepika Padukone Sawiro Soo Jiidasho Leh Ku Gil Gishay Internet-ka!!

 

Deepika Padukone ayaa shalay u dabaal dageysay sanad guurada dhalashadeda waxayna xidigtaan dhalatay 5 Jan 1986 iyadoo jirsatay 33 sano markaan sido kalena ah Marwo udhaxda Ranver Singh

Deepuu waa atirisho qurux iyo qaab jiliinba Bollywoodka ku qabsatay ayado Box-officeka maqaam sare ka gaartay dhanka guulaha atirishooyin badan ayeena ka sare martay..

Hadaba waxaa lasoo bandhigay sawiro u gaar ah xidigtana xili ay Internet-ka qabsatay, Deepika xiliyo kala duwan ayee sawiro soo jiidasho leh ku qabsatay baraha bulshada.

Balse waxaa ugu waaweynayen 7 Sawir kuwaaso 7jeer kala duwan ay ku qabsatay Internet-ka, fadlan halkaan hoose ka daawo sawirada u gaarja ah Deepika.

 

Deepika Iyo Marka Ay Heeska Filmka Raabta Qaadeysay:

deepika

Deepika iyo Ranveer Singh Oo Dadka Dhexdoda Hab Isku Siyeen:

deepika-ranveer

Sawir Fashion Ah Una Gaar Ah Dhalashadeda:

5 times birthday girl Deepika Padukone proved that she’s NOT just a pretty face!

Deepika Iyo Vin Diesel:

Aragtida Koowaad ee Filmka Padmavat:

Deepika Iyo Sawir U Gaar Ah:

Sawir Fashion Ah: