U Gaar Ah Deepika: 9 Sawir Deepika Ugu Soo Jiidashada Badnaayeen Sanadkii 2018

Atirishada ugu awooda badan Bollywood-ka xiligan Deepika Padukone ayaa shalay u dabaal dageysay sanad guuradeeda 33-aad waxayna dhalatay 5 Jan 1986 waxayna si rasmi ah u jirsatay 33 sano cimri ah.

Deepika waxay leedahay awood u gaar ah marwalbo oo shaashada kasoo muuqato xitaa awoodeeda qaab jilin ahaan waxay ku hareysaa atoorayaasha ama atirishooyinka filimada la jilayaan.

Xidigtaan ayaa maanta u dabaal dageysa sanad guuradeda 33-aad waana gabar gudaha India iyo daafaha caalamka aad looga jecelyahay waxayna hader ku guda jirtaa waqtigedi ugu wacnaa ayadoo shacbiyad balaarana ku leh baraha bulshada waxana lagu tilmama boqorada baraha bulshada

Mudada 11-ka sano oo ay Deepika Bollywood-ka ka tirsan tahay waxay sameesay aflaam badan oo ay amaan lixaad leh ku muteesatay ganacsi waali ahna sameyeen mana la ilaawi doono filmadaas.

Hadaba waxaa lasoo bandhigay sawiro u gaar ah xidigtana xili ay Internet-ka qabsatay, Deepika xiliyo kala duwan ayee sawiro soo jiidasho leh ku qabsatay baraha bulshada.

Balse waxaa ugu waaweynayen 9 Sawir kuwaaso 9 jeer kala duwan ay ku qabsatay Internet-ka, fadlan halkaan hoose ka daawo sawirada u gaarka ah Deepika munaasabada dhalashadeeda laga soo bandhigay kuwaaso dhowaanahan laga qabtay..

Brocade magic

The craft of capes

High-strung ruffles

Boss lady pant-suits

PJ not to slouch but slay

Top knot and leather pants

Layers and lustre

Woven wonder

Deep neck with chokers