U Gaar Ah Feestada Holi Iyo Mdabada Kala Duwan Ee Atirishooyinka Ku Tartamayaan (+Sawiro)

Maanta waxay taariikhda ku beegneyd 21 bisha Maarso ayadoo ay ahed feestada weyn ee Holi taaso dalka India si weyn looga dabaal dago sanad walba.

Looma kala harin feestadan maanta iyo shalay Bollywood ilaa koonfur waxaana dhacday in Colours midabo kala duwan leh in la isku farjiyo, hadaba feestada Holi aawged waxaa lasoo bandhigay dhar kala nooc ah.

Atirishooyinka Bollywoodka ayaa la isugu keenay xiliyo kala duwan sawiro laga qaaday ayadoo qaar kamid ah atiirshooyinkas laga soo qaatay midab gooni ah sida jaalaha cagaarka, gaduudka iyo midabo kale oo ay ku labis naayen dhar ahaan.

Si Aad Ukala Dooqato Midabka Aad Ka Heshay Dhar Ahaan Halkaan Hoose Ka Daawo:

Deepika Padukone: Cagaar (Green)

Deepika-green

Jacqueline Fernandez: Jaalo (Yellow)

jackie

Priyanka Chopra: Buluug (Blue)

priyanka

Katrina Kaif: Casaan/Guduud: (Red)

red

Kriti Sanon: Casaan qafiif ah (Pink)

pink

Malaika Arora: Casaan iyo Buluug isku dhex jiro (Purple)

purple

Kareena Kapoor Khan: Oranjo (Orange)

orange

Hadaba Akhriste Waa Kee Midabka Dooqada Labiska?

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…