Ugaar Ah Dhalashadeeda: Ranaut Iyo Sawiradeeda Fashion-ka Ugu Wanaagsan Dhawaanahan!!

Kangana Ranaut waa atirisho kamid ah kuwa loogu jecel yahay Bollywoodka sido kalena waa atirisho door walba sameyn karto karti iyo ad adeeg muuqdana leh.

Ranaut waxay dhalatay maanta oo kale 23 bisha Maarso sanadki 1987 waxayna maanta jirsatay 32 sano cimrigeeda ayadoo u dabaal dageysa sanad guurada dhalashadeeda.

Hadaba waxaa laga soo bandhigay sawiro u gaar ah xidigtaan kuwaaso ay labis kala nooc ah sidato wanaa atirisho ku xeel dheer in badan Fashion-ka ayadoo badana kasoo muuqata liiska atirishooyinka ugu labiska wanaagsan todobaad walba.

Maanta waa maalintii Kangana Ranaut oo waxaa loo dabaal dagayaa sanad guurada atiriishadan daafaha caalamka intii iyada taageerta sido kalena waxaa laga qorayaa maqaalo hore oo Update ah iyo kuw horleh

Halkaan Hoose Kaga Bogo Sawirada U Gaarka Ah Kangana Ranaut:

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Oo Ku Dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Kudhufo Mahadsanid…

Kangana-1

Kangana-2

Kangana-3

Kangana-4

Kangana-5

Kangana-6

Kangana-7