Ugu Dambeyn Varun Dhawan Iyo Natasha Dalal Oo Dib Ugu Soo Noqdeen Mumbai (+Sawiro)

Lamaanaha la isku xanto Varun Dhawan iyo Natasha Dalal ayaa dib ugu soo laabteen magaalka Mumbai maanta kadib markii ay fasax gaaban u aaden magaalada New York.

Varun gabadhana ayaa in mudp ah lagu xamanayaa inuu xiriir la leeyahay maalmo kahor ayuuna London ula safray halkaas oo ay waqti nasiino ah kusoo wada qaadanayeen.

Haatan dib ayee dalka ugu soo laabteen waxaana laga soo qabtay sawiro xili ay kasoo degenaayen Airport-ga Mumbai, halkaan ka daawo sawirada laga soo qabtay…

Lamaanahan ayaa la filaa inee is guursadaan sanadkaan bartamihiisa waxayna kamid yihiin xidigaha sida weyn loo hadal hayo arooskooda waxaan sugnaaba waa Varun Dhawan oo ugu dambeyn aqalgala.

Fasaxa sanadka cusub ayee New York dalxiis iyo nasasho ugu maqnaayen maanta qaasatan galabta xiliga dambe Hidniya ayee dib ugu soo noqdeen magaalka sawiro ayaa laga soo qabtay halkaan hoose ka daawo..

varunat4varunat1varunat2varunat3