Uri oo noqday filimka Todobaadka 4-aad lacagaha ugu badan soo xareeyo iyo 9-ka filim kusoo xigaan

Vicky Kaushal filimkiisa Uri ayaa noqday midka lacagaha ugu badan soo xareeyo todobaadka afaraad wuxuuna keena 29.30 Crore (Trade Figure) asigoo jebiyay iskoorka Bahubali 2 oo keenay 29.10 Crore todobaadkiisa afaraad sida shabakada Boxoffice India (BOI) soo daabdacy.

Filimka sedexaad ee lacagaha ugu badan soo xareeyo todobaadkiisa afaraad waa 3 Idiots oo keenay 15.95 Crore waxana 13 Crore ka badan filimka Uri.

Sidoo kalena wey u badan tahay Uri inuu todobaadkiisa shanaad ganacsiga uu sameeyo iskoor kale soo kordhin doono madaama uu noqday mashruuc dadka jaceyl waali ah u qaadeen si xoogana tiyaatarada kaga gadmaayo.

Fadlan hoos kaga bogo 10-ka filim ee lacagaha ugu badan soo xareeyeen todobaadkooda afaraad waana arin lala yaaban yahay in filimka Uri hogaanka u qabtay Hindiya oo dhan oo xitaa Bahubali 2 gadaal la iska mariyay:

1. Uri – The Surgical Strike (2019) – 29.30 Crore

2. Bahubali – The Conclusion (2017)  – 29.11 Crore

3. 3 Idiots (2009) – 15.95 Crore

4. Dangal (2016) – 14.69 Crore

5. Padmaavat (2018) – 13.55 Crore

6. PK (2014) – 12.72 Crore

7. Bahubali – The Beginning (2015) – 12.59 Crore

8.Tiger Zinda Hai (2107) – 10.87 Crore

9. Bajrangi Bhaijaan (2015) – 10.65 Crore

10. Badhaai Ho (2018) – 10.53 Crore

F-G: Fadlan walaal xayeysiimaha web-ka Filimside Click kusii hal mar oo kaliya xayeysiinta ka muuqato qoraalka aad aqrisaneysid.

Xitaa haddii qoraalka uusan ku xiiso galineyn fadlan xayeysiinta Click noogu sii midaas ayaa muhiim noo ah anagana abaal ayaan kaaga heynaa.

Warbixin walbo xayeysiin ayay wadaata nagu caawi xayeysiimaha kala duwan inaad halmar Click ku siisid

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.

Mahad sanidiin.