Varun Dhawan Iyo Alia Bhatt Oo Dib U Samayn Doona Mid Ka Mid Ah Aflaamta Aktarada Govinda Iyo Karishma Kapoor


Varun Dhawan Iyo Alia Bhatt sanadkii 2012 ayee kusoo wada caan baxeen mashruuca Student of The Year  kaaso uu Karan Johar Director ka ahaa waxaana mashruucan sido kale kusoo caan baxay Sidharth Malhotra.

iyadoo labadan aktar ay ka mid yihiin labada aktar laysugu tala-galay madaama dhamaam aflaamta ay ay isla keenan ay wada guuleystayn sida student of the year badrinath ki dulhania iyo humpty sharma ki dulhania waxaana sidoon varun dhawan iyo alia bhatt kale ay qayb ka yihiin filimka weyn uu soo saaraha ka yahay karan johar ee kalank

alia bhatt oo dhawaan wareysi siinaysay majalada filmfare ayaa xaqiijisay inay mar kale ay filim la samayn doonto aktarka varun dhawan waxaana wararka ay ku darayaan in labadan aktar ay dib u samayn doonan filimka classicada ah ee coolie no.1

kaaso ay hore u sameeyeen govinda iyo karishma kapoor waxaana filimkan director ka noqon doona director kii hore u sameeyay coolie no.1 sidoo kale ah varun dhawan aabihiisa ninka lagu magacaabo david dhawan halka soo saaraha filimkan uu noqon doono rohitt dhawan