Vidyut Jammwal filimkisa Junglee oo hal todobaad lasoo hormariyay daawashadiisa

Waxaa dhawaan si rasmi ah loo soo bandhigay goos gooska dhameestiran filimka Junglee ee hogaamiyaha ka yahay atooraha dhanka Action-ka looga haray Vidyut Jamwal waana filim saameyn xoogan la yimid qof walbana amaanayo fariintiisa laga soo bandhigay

iyadoo markii la qorsheenayay in filimkan  tiyaatarada la saarayo taariikhda marka ay ku beegan tahay 5 April 2019 laakiin hadda waxaa si rasmi ah lo shaaciyay waqtiga la daawan doona filimkan kaaso ah 29 bishan march

kooxda filimka Junglee waxa ay ka cararayaan in filimkooda uu dhexda ka galo labada filim ee waa weyn kaaso uu iska leeyahay karan johar kuwaaso kala ah kesari iyo kalank iyagoo hadda hal usbuuc ka dambayn doonan markii tiyaatarada la saaro filimka kesari halka filimkan kalanka la daawan doona 19 bisha april iyadoo hadda doonayaan inay wax la qaybsadaan filimka kesari kaaso xooga ka hadal-hayn yar filimka kalank

Filimka Junglee marka laga soo tago Vidyut Jamwal sidoo kale waxaa wax ka jilayan Pooja Sawant, Asha Bhat, Atul Kulkarni & Makarand Deshpande waxaana mashruucaan maal galisay shirkada Junglee Pictures

Fadlan hoos ka daawo goos gooska heerka sare ah ee filimka Junglee laga soo bandhigay ayadoo tiyaatarada la saari doono hal bil kadib:

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*