Nolosha Jilayaasha WARARKA MAANTA

Vinod Khanna Oo Hada Kahor Cafis Ka Dalbaday Dimple Kapadia Iyo Sababta Kadambeysa Arinkaas Xaqiiq Lahelay!

 

Vinod Khanna Wuxuu Dhashtay 6dii Oct 1946 xidigaan noloshiisa waxayba iska noqotay sida sheekoyinka aflaamta xiligaan lajogo waa 70 jir balse geeriyooday sanadkaan qeybihii hore kaaso ahaa xidigaha ugu awooda badan xiligiisa uu fanka kujira, wuxuuna tartan culus kula jiray Mega Star Amitabh Bachchan dhanka awooda Bollywoodka.

Big B iyo Vinod Khanna waxay wada sameyeen aflaam guulo gaareen sida Hera Pheri, Khoon Pasina, Amar Akbar Anthony, Parvarish iyo Muqaddar Ka Sikander xidigaan asigoo guulahaas kudhexjiro ayuu wuxuu goaansaday gabi ahaanba inuu isaga dhexbaxo fanka xata waxaa lashegay inuu reerkisa ka fogaaday asigoo isu dhiibay diinta uu aaminsanyahay ee kamid ah dimaha ay rumeysanyihiin hindida.

waxaa lashegay xidigaan reerkisa inuu ka fogaaday waliba uu u go ay diintiisa hinduuda ah wadaad hinduu ah ayuu isu bedela, balse mudo kadib ayuu soo laabtay maxaa dhacay he markuu soo laabtay reerkisa iyo guushisaba dhanka fanka sidii hore uma noqon.

culees weyn ayaa soo koray xidigaan markuu soo laabtay gadaashis ayaa waxbadan isbedelaan ileen mesha asaa faarujiyay, intaa kadib waxaaa hada kahor dhacday in ay filim wada sameyaan Vinod Khanna iyo waliba Dimple Kapadia filimkaaso ahaa filim uu laha Mahesh Bhatt ‘Prem Dharam.’

Vinod xiligaas aad buu umashquulsana nafsad ahaantisa hadana saas etahay muuqaal kamid ah filimkaan ayuu duubayey habeenimo waliba muuqalka wuxuu ahaa muuqaal uu Dimple kula wadaagayo sariirta xili ay jiifanayaan.

hadaba muuqaalka ayaa looga baahna in uu Vinod shumis la wadaago Dimple kadibna asigoo habsiinayo, intaa kadib muuqaalkii waa laduubay markii la tijaabiyay muuqaalki oo la daaray Director Mahesh siduu wax urabay uma dhicin ama qaabku urabay muqaalka ma noqon.

sidaa awged wuxuu yiri markale hala duubo intaa kadib xidigahan waxay bilaawen in ay markale shaashada shumis kuwadaagan ayago hab isasinayo xili habeen ah hadaba markii uu shumiska bilaaway Vinod Khanna ayaa Directorka filimka wuxuu arkay in labadani xoga kala fogyihiin aadna aysan isugu dhoween.

waayo Mahesh wuxuu rabay aad inee usgu dhowaadan muuqalka ayna kaga run shegaan waxa ay duubiyan si daawadayasha usoo jiitaan hadaba markee shekada mseha mareyso Mahesh wuxuu yiri joojiya duubista joojiya sigoo leh balse Vinod warkaas kuma socon oo maba usan maqlinba wuxuu iska siiwatay shumiskiisa.

hadane markale ayuu usoo dhowaday waliba aktooda wuxuu kuyiri waxaan idiin leeyahay joojiya markaas aye joojiyen Dimple aadbe oga yaabtaya waxaa uu Vinod sameynaayo iyo sida uu ula dhaqmaayo, balse Vinod Khanna iyo Mahesh Bhatt si wada jir ah ayee u raali gareyeen Dimple Kapadia.

waliba Vinod markale ayuu si qaas ah u raali gareyay xidigtaan, waxay kamid aheyd sheekoyinkii Vinod Khanna soo maray intuu fanka kusoo dhexjira balse filimkaan ay xdigahan duuben lama daawan oomaba la saarin tiyaatarada ilaa haataan, balse magaca filimka ayaa la bedelay wuxuuna kamid noqday aflaamta aan tiyaatada la saarin balse guryaha lagu daawaday oo ay qoysaska daawadaan.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufato Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…

 

Related posts

Maxay Tahay Sababta Shah Rukh Khan Ilaa Hadda Uusan U Daawanin Filimkii Uu Kusoo Caan Baxay Ee Deewana

Jabriil Abdikadir

Daawo: Dagaalka ka dhaxeeyo Ram Charan & Allu Arjun, kibirka Kangana iyo maxaa cusub

Zakarie

Daawo: Jaceylkii sedex geesoodka ahaa ee uu dhaxeeyay Ajay, Raveena iyo Karisma muxuu kusoo idlaaday

Zakarie

Rasmi: Filimka De De Pyaar De maalintiisa labaad ganacsiga uu sameeyay sare u kac adag ayuu la yimid

Zakarie

Rasmi: Filimka Bharat iyo maalintiisa labaad ganacsiga wanaagsan uu sameeyay

Zakarie

War aan u rooneyn dhagaha taageerayaasha Jilaaga Cagatay Ulusoy iyo atariishada Gizem Karaca kuwaasoo oo lagu xukumay xabsi min 9 bilood ah.