Waa Kuwan Ranbir Kapoor Iyo Ali Bhatt Oo Isgarab Socdaan Ma Moodaa Lamaane La Isugu Talo Galay (+Sawiro

Xidigaha Bollywoodka iyo magaalada New York maxaa kala heysta waxay kusoo qul qulayaan magaalada Mumbai ayagoo dalxiis kaga imaadeen New York sanadka cusub oo ay halkaas kusoo qaateen intooda badan.

Waxyar kahor waxaan idiin la wadaagnay Abhishek Bachchan iyo qoyskiisa oo soo galeen magaalka ayagoo dalxiis kaga imaadeen New York markaana waa lamaanaha Bollywoodka hader ugu hadal heynta badan Ranbir iyo Alia.

Ranbir Kapoor iyo Alia Bhatt kudhowaad todobaad ayee kusoo damaashaadayeen New York halkaas oo ay kusoo qaateen fasaxa sanadka cusub caawa ayeese dib ugu soo noqdeen magaalka.

Hadaba ayagoo Airport-ga kusugan ayaa sawir qaadayaasha iyo saxaafada sawiro kasoo qabteen ilaa ay gaarigooda ka galeen xitaa waxay isku dayeen inee wareysi la yeeshtaan.

Dhanka shaqada labadooda waxay ku guda jiraan mashquulka filmkooda Brahmastra ee Super Hero-ga ah kaaso sanadkaan la daawan doono sido kale Alia Bhatt waxay dhinac kale ka duubeysa filmkeeda kale Kalank.

kalank waxaa la jilayaan xidigo uu Varun Dhawan kamid yahay fadlan halkaan hoose ka daawo sawirada laga soo qabtay xidigaha iyagoo Airport-ga Mumbai kusugan caawa fiidkan..

DSC_2339-3000x4500DSC_2371-3000x4500

DSC_2349-4500x3000

DSC_2381-3000x4500

DSC_2382-3000x4500 (1)

DSC_2371-3000x4500

DSC_2349-4500x3000

DSC_2381-3000x4500

DSC_2382-3000x4500 (1)