Waa Kuwee 10-Jilaa Ee Hollywood-ka Ugu Taajirsan 2018

Jilaayaasha hollywood-ka ka tirsan waxay kamid yihiin jilaayaasha ugu caansan caalamka waxaana sanadkii usoo xarooto lacago badan ayagoo lacagahaas ka heleen filimada xayaysiin iyo wax walbo oo daqli kasoo galo.

Haddaba waxaa idin heynaa 10 jilaa ee Hollywood -ka ugu taajirsan sanadkaan aan ku guda jirno waana xogta u danbeysay ee laga soo bandhigay jilaayaasha bollywood-ka iyo sida ay u kala taajirsan yihiin.

1. tom cruise  – 550 million

2. george clooney  – 500 million

3. Sylvester Stallone  – 400 million

4. jackie Chan – 395 million

 

5. mark kate iyo ashley olson – 300 million

6. mia wasikowska – 275 million

7. will smith – 260 million

8. robert downey jr. – 250 million

9. paget brewster – 245 million

10. leonardo DiCaprio  – 245 million