Waa kuwee 14-ka filim ee 200 Crore ($28.2m) iyo ka badan gudaha Hindiya kasoo xareeyeen

Director Rohit Shetty iyo Ranveer Singh filimkooda Simmba wuxuu noqday filimka 14-aad ee 200 Crore ($28.62m) iyo ka badan gudaha Hindiya kasoo xareeyo wuxuuna darajadan ku gaaray mudo 12-maalmood ah sida shabakada Boxoffice India (BOI) cadeesay.

Haddaba waxaan idiin heynaa 14-ka filim ee 200 Crore iyo ka badan gudaha Hindiya kasoo xareeyeen magacyadooda iyo filim walbo ganacsiga uu sameeyay ee ku diiwaan gashan keedka shabakada Boxoffice India (BOI):

1. Bahubali 2 (2017) – The Conclusion (Hindi) – 510.36 Crore All Time Blockbuster

2. Dangal (2016) – 374.53 Crore All Time Blockbuster

3. Tiger Zinda Hai (2017) – 339 Crore Blockbuster

4. PK (2014) – 337.72 Crore All Time Blockbuster

5. Sanju (2018) – 334.57 Crore Blockbuster

6. Bajrangi Bhaijaan (2015) – 315.49 Crore All Time Blockbuster

7. Sultan (2016) – 300.67 Crore Blockbuster

8. Padmaavat (2018) – 282.28 Crore Blockbuster

9. Dhoom 3 (2013) – 260.63 Crore All Time Blockbuster

10. Kick (2014) – 211.63 Crore Blockbuster

11. Chennai Express (2013) – 207.69 Crore Blockbuster

12. Golmaal Again (2017) – 205.50 Crore Blockbuster

13. Simmba (2018) – 201.76 Crore Blockbuster (mudo 12-maalmood)

14. 3 Idiots (2009) – 201.37 Crore All Time Blockbuster

Atoorayaasha Iyo Sida Ay Darajada 200 Crore Iyo Ka Badan Ugu Kala Awood Badan Yihiin:

Aamir Khan 4-filim (Dangal, PK, Dhoom 3 & 3 Idiots)

Salman Khan 4-filim (TZH, BB, Sultan & Kick)

Ranveer Singh 2-filim (Padmaavat & Simmba)

Prabhas 1-filim (Bahubali 2)

Ranbir Kapoor 1-filim (Sanju)

Shah Rukh Khan 1-filim (Chennai Express)

Ajay Devgn 1-filim (Golmaal Again)

Atirishooyinka Iyo Sida Ay Darajada 200 Crore Iyo Ka Badan Ugu Kala Awood Badan Yihiin:

Katrina Kaif 2-filim (TZH & Dhoom 3)

Anushka Sharma 2-filim (PK & Sultan) looma xisaabin Sanju madaama muuqaal marti ah ku laheyd

Kareena Kapoor 2-flilim (BB & 3 Idiots)

Deepika Padukone 2-filim (Padmaavat & Chennai Express)

Anushka Shetty 1-filim (Bahubali 2)

Dia Mirza 1-filim (Sanju)

Jacqueline Fernandez 1-filim (Kick)

Parineeti Chopra 1-filim (Golmaal Again)

Sara Ali Khan 1-filim (Simmba)

Filim Sameeyayaasha (Directors) Iyo Darajada 200 Crore Iyo Ka Badan Sida Ay Ugu Kala Awood Badan Yihiin:

Rajkumar Hirani 3-filim (PK, Sanju & 3 Idiots)

Rohit Shetty 3-filim (Chennai Express, Golmaal Again & Simmba)

Ali Abbas Zafar 2-filim (TZH & Sultan)

SS Rajamouli 1-filim (Bahubali 2)

Mukesh Tiwari 1-filim (Dangal)

Kabir Khan 1-filim (BB)

Sanjay Leela Bhansali 1-filim (Padmaavat)

Vijay Krishna Achcharya 1-filim (Dhoom 3)

Sajid Nadiadwala 1-filim (Kick)

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.