Waa kuwee 15-ka filim eee Hollywood-ka ah kuwaas oo lacagaha ugu badan gudaha Hindiya kasoo xareeyeen

Mission Impossible – Fallout ganacsigiisa gudaha Hindiya mudo 12-maalmood wuxuu marayaa 70.50 Crore (Trade Figure) waxaana muuqato in 80 Crore cimri ahaantiisa uu ka talaabsan doono.

Mission Impossible – Fallout  wuxuu ka talaabsan doonaa filimka Avengers: Age Of Ultron kaasi oo 76 Crore horey gudaha Hindiya kaga soo xareeyay balse waxaa macquul ah inay ku adkaato gaarista filimka Jurassic World: Fallen Kingdom oo 82 Crore gudaha Hindiya cimri ahaantiisa kasoo xareeyay.

Marka laga hadlaayo filimada lacagaha ugu badan gudaha Hindiya kasoo xareeyeen ee Hollywood-ka ah kaliya labo filim ayay u suura gashay darajada 100 Crore inay ka talaabsadaan waana Avengers: Infinity War oo 200 Crore gaaray iyo The Jungle Book.

Fadlan hoos kaga bogo 15-ka filim ee Hollywood-ka ah kuwaas oo lacagaha ugu badan gudaha Hindiya kasoo xareeyeen sida shabakada BOI soo daabacday:

1. Avengers: Infinity War – 228.47 crore

 

 

2. The Jungle Book (2016) – 187.74 crore

 

 

3 Fast & Furious 7 (2015) – 97.86 crore

 

 

4. Jurassic World (2015) – 90.62 crore

 

 

5. Fast & Furious 8 (2017) – 86.79 crore

 

 

6. Jurassic World: Fallen Kingdom (2018) – 82.81 crore

 

 

7. Avengers : Age Of Ultron (2015) – 76.48 crore

 

 

8. Mission Impossible: Fallout – 70.50(12-maalmood)

 

 

9. 2012 (2009) – 63.66 crore

 

 

10. The Conjuring 2 (2016) – 62.43 crore

 

 

11. Life Of Pi (2012) – 61.19 crore

 

 

12. Thor: Ragnarok (2017) – 60.04 crore

 

 

13. Captain America: Civil War (2016) – 59.31 Crore

 

 

14. Amazing Spiderman 2 (2014) – 57.82 Crore

 

 

15. Spiderman – Homecoming (2017) – 57.55 Crore