Waa kuwee 25-filim Koonfur Hindiya sameeyeen ee maalinta 1-aad lacagaha ugu badan soo xareeyeen Dibad+Dal

Mega Power Star Ram Charan awoodiisa banaanka ayuu soo dhigay iyo in fagta kowaad filim walbo uu siweyn daawadayaasha kaga gadi karo madaama filimkiisa cusub Vinaya Vidheya Rama dhaliil xoogan sheekadiisa loo soo jeediyay hadana maalinta kowaad wuxuu ka mid noqday aflaanta ugu bilaabashada wanaagsan ee Koonfur Hindiya sameeyaan.

Filimka VVR maalintiisa kowaad ganacsigiisa dibad iyo dal la isku daray wuxuu keenay 42 Crore wuxuuna noqday taariikh ahaan 13-aad ee Koonfur Hindiya sameeyaan kaasi oo la yimaado bilaabashada ugu wanaagsan maalinta kowaad.

Filimka VVR wuxuu waxyar ka gaabiyay inuu gaaro ganacsiga Ram Charan filimkiisa ugu bilaabashad wanaagsan Rangasthalam oo sanadkii hore soo xareeyay 43.80 Crore maalintiisa kowaad dibad iyo dal ganacsigiisa la isku daray.

Fadlan hoos kaga bogo taariikh ahaan 25-filim Koonfur Hindiya sameeyeen ee maalinta 1-aad lacagaha ugu badan soo xareeyeen Dibad+Dal waxayna isugu jiraan aflaan shirkadaha kala duwan Koonfurta ka jiraan haba ugu horeeyaan Telugu iyo Tamil sidoo kalena filim walbo luqadaha lagu daawaday ayaa ku hor qoran

1. Baahubali 2 (Telugu, Tamil, Hindi & Malayalam ) 214 Cr

 

2. ‘2.0’ (Tamil, Telugu &  Hindi) 93.3 Cr

 

3. Kabali 87.5 Cr  (Tamil, Telugu &  Hindi)

 

4. Baahubali – 73 Cr (Telugu, Tamil, Hindi & Malayalam )

 

5. Sarkar 66.9 Cr (Tamil & Telugu )

 

6. Agnyaathavaasi – 60.5 Cr (Telugu)

 

7. Aravindha Sametha – around 58 Cr (Telugu)

 

8. Bharat Ane Nenu – 53.8 (Telugu)

 

9. Khaidi No.150 – 50.45 Cr (Telugu)

 

10. Mersal – 47.1 Cr (Tamil+Telugu)

 

11. Jai Lava Kusa – 46.6 Cr ( Telugu)

 

12. Rangasthalam – 43.8 Cr ( Telugu )

 

13. Vinaya Vidheya Rama – 42 Cr  ( Telugu )

 

14. SPYder (Telugu &Tamil)- 41.5 Cr

 

15. Janatha Garage 41 Cr (Telugu & Malayalam )

 

16. Sardaar Gabbar Singh – 40.8 Cr (Telugu & Hindi)

 

17. Kaala 40.7 Cr (Tamil, Telugu &  Hindi)

 

18. Katamarayudu 39.2 Cr (Telugu)

 

19. Lingaa 39 Cr (Tamil & Telugu)

 

20. Petta (Tamil, Telugu &  Hindi) 36.6 Cr

 

21. `I` 36 Cr (Tamil & Telugu)

 

22. Naa Peru Surya – 34.2 Cr (Telugu, Tamil & Malayalam )

 

23. D J  33.9 Cr ( Telugu)

 

24. Srimanthudu 33 Cr (Telugu & Tamil )

 

25. Viswasam 31 Cr ( Tamil )

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.