Waa Kuwee 6da Filim Ee Uu Diiday Ranbir Kapoor Waa Arin Layaableh Wax Ka Ogow In Badan!

 

Ranbir Kapoor wuxuu kasoo jeeda qoys dhamaantoda Bollywoodka kasoo shaqeyeen misane magac weyn kuleh.

hadii ladhahao hala tiro koobo dadka ugu weyn ee Fanka India wax weyn usoo qabtay, waa hubaal qosyka Ranbir Kapoor inee safka hore soo galayaan.

hadaba xidigaan familkiisa oodha jilayaalka ah wuxuu dhankiisa fanka kasoo galay sanadkii 2007 asigoo wata filimkiisa Saawarya inkastoo filimkiisa ganacsi ahaan guuldarestay hadana qaab jiliinkii awoowayaashisa ayuu dadka soo xasuusiyay.

xidigaan maanta maqaamsare fanka ka gaarey misane kamid ah xidigaha maanta hogaanka u haayo Bollywoodka hadana dhalinyaro ah, ayaa waxaa jiraan 6 filim uu diiday in uu atoore ka noqdo.

halkaan kaga bogo Ranbir iyo aflaamta 6da ah ee uu diiday:

  2 State:

  Dil Dhadkne Do:

  Phantom:

  Bang Bang:

  Fitoor:

  Dilwale Booskii Varun Dhawan: