Home Nolosha Jilayaasha Waa tan sababta uu SRK u jeclaaday filimka cusub ee The Lion...

Waa tan sababta uu SRK u jeclaaday filimka cusub ee The Lion King.




SRK ayaa shaaca ka qaaday inuu ku dhacay jaceylka filimka The Lion King sheeko ahaantiisa iyo qaabka loo habeeyayba waana filim sheekadiisa la xiriirto xiriirka aabaha iyo wiilkiisa ka dhaxeeyo.




Filimka The Lion Kin qeybtiisa Hindiga waxaa codeeyay SRK iyo wiilkiisa Aryan wuxuuna asigoo ka hadlayay arinkaas SRK yiri; “The Lion King aniga kaliya ma jeclaanin balse waxaa sidoo kale jecel in badan oo daafaha caalamka ku kala nool aniga ahaana wuxuu ii yahay mid kamid ah filimada aan ugu jeclahay eek u raaxeysta daawashadiisa adinka iyo qoysaskiinaba”.

Filimka The Lion King waxaa tiyaatarka la saari doonaa 19 July oo ku began jimcada soo socoto waana filim si weyn loo sugayo.




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...