Waa tuma Amine Gulse boqoroda quruxda Turkiga ee uu guursan rabo Mesut Ozil? Daawo sawiro u gaar ah.

 

 

Amine Gulse waa atariisho turki ah oo musalsalada iyo aflaamtaba jisha waxayna dhalatay 30kii April 1993dii haatana waa 25 jir.

Sanadkii 2014tii waxay ku guuleysatay gabadha ugu quruxda badan wadanka Turkiga.

Atariishadaan asal ahaan aabaheeda wuxuu kasoo jeedaa wadanka ciraaq halka hooyadeedna tahay turki.

Sanadkii 2015tii ayay bilowday iney atariisho noqotay haatana waxay xiriir la leedahay laacibka kooxda Arsenal Mesut Ozil iyagoona ku balansan bartamaha sanadkaan iney aqal galaan.

Halkaan hoose ka daawo sawiro u gaar ah Amine Gulse;