Waa Tuma Atariishada Bollywoodka Katirsan Ee Cunto Cunista Ku Waalan Ee Joogteysa 3 Daqiiqa Kadiba!!!

Marka laga hadlaayo cunista cunooyinka kala duwan qofba cuno ayuu aad u xiiseya, hadaba marka aan joogno xidigaha Bollywoodka katirsan qaasatan atariishoyinka ayaa la shegay inee kudhex jirto atariisho kamid ah taasona cunada joogteesa waqti walba hadana miisaankeda iyo qaab dhismeedkeda quruxbada badan waxba iskama dhibo.

Deepika Padukone oo ah mid kamid ah Atariishoyinka ugu soo jiidashada badan Bollywoodka muuqaal ahaan iyo jir ahaan ayaa la sheegay iney ku waalantahay cunida cuntada.

Atariishadan da’da ahaan aan sidaas usii weyneen balse dhexdhexaadka iska ah oo filimka ayaa la sheegay iney daweecad u tahay in seddexdii daqiiqa kastaba kadib ay cunto cunto.

 

Amitabh Bachchan ayaa sheegay isagana inuu arkay dhowr mar inta ay socotay duubista Filimka PIKU Deepika Padukone oo marwaliba cunow ku jirta kaas oo markii dambe iskudayay inuu ka qariyo cunada.

Seddex daqiiqo kastaba gabadhan cuno ayey afka gashataa balse miiseenkeeda quruxda badan waxba kuma kordhaan waana mida lala yaabay.