Waa Xiligii GYM-ka: Gabadha Aan Ka Daalin Jir Dhiska Malaika Arora Oo Sawiro Shidan Laga Soo Qabtay Xili Ay Kasoo Baxday Machadka Jir Dhiska (Gym)!!

Malaika Arora waxa ay ka mid tahay ugu muuqaalka quruxda badan gudaha bollywoodka marka la fiiriyo hab dhismeedka soo jiidashada ay leedahay

Malaika Arora waxaa ay caan ku tahay inay subax waliba aado machadka jir dhiska iyadoo aysan ka daalin inay xili waliba jirka dhisato sidoo kale atariishadan waxa ay isku diyaarinaysaa inay dhawaan guursato aktarka lagu magacaabo Arjun Kapoor

haddaba waxaan idin haynaa sawiro u gaar atariishada ee laga soo qaaday xili ay kasoo baxaysay Gym ku yaala magaalada Mumbai

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*