Waa Xiligii GYM-ka: Mira Kapoor , Kareena Kapoor Iyo Jhanvi Kapoor Oo Sawiro Shidan Laga Soo Qabtay Xili Ay Jir Dhis Kujiraan (Gym)!!

Bollywoodka waxay heestaan hablo qurux badan hablahaas quruxdooda waxaa kaalin weyn ka qaadato jirka oo ay dhistaan.

ma arkeysid atiriisho aan hilib la dagaalameynin waayo waxay mid walba rabtaa inee qurux badnaato marka ay shaashada hortageyso.

waxaa maanta sawiro kala duwan laga soo qaaday dhawr atariisho iyagoo kasoo baxa macadka jirdhiska (GYm) waxaana ka mid ah  atariishad dhawaan-galka ah malika arora , kareena kapoor iyo atariishadaee jahnvi kapoor

fadlan hoos ka daawo sawirada xidigaHaas

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*