Home Nolosha Jilayaasha "Waan Ku Qasbanaa Inaa Ranbir Xiriirka U Jaro" Katrina Oo Ka Hadashay...

“Waan Ku Qasbanaa Inaa Ranbir Xiriirka U Jaro” Katrina Oo Ka Hadashay Xiriirkeeda Hore!!

 

Sidaan wada ognahay lamaanaha caanka ah Katrina Kaif iyo Ranbir Kapoor waa kuwa 3 sano kahor nolosha isku firaaqeyeen sido kalena hader ah shaqsiyaad shaqo kaliya isku keeni karta wax kaloo xiriir ahna ka dhaxeynin.

Kaif ayaa markii ugu horeysay ka hadashay mudo sando kadib xiriirkii iyada iyo Ranbir ee bur buray dhowan ayeena wareysi Tv-yada ah bixisay sheekadana wax laga weydiiyay waxaa la rabay in Kaif sharaxaad ka bixiso qaabkii ay kukala tageen iyo Ranbir.

Balse sharaxaad dheer kama aysan bixin oo m aysan dooneynin inee kusii fogaato waxay tiri iyadoo hadleysa,”Ranbir inaan xiriirka u jaro waan ku qasbanaa hadii kale nafteyda ayaan ku weyn lahaa.”

“Qof walba waxuu doonayaa siduu rabo inuu ka helo nolosha ana xiriirkaas sidaan rabay wuu u socon waayey kadib waxyaabo badan oo dhaceen aana u dulqaadan waayey waan ku qasbanaa inaan kala tagno isaga maantana nolol farxad leh ayaan kujiraa.”

Dhanka shaqada Kaif waxaa u diyaarsan filmkeeda Bharat ee la daawan doono ciidul fitriga waxaana la jilayaan Salman Khan, Disha Patani iyo kuwa kale oo badan waana film si weyn loo wada sugaayo inuu guul wacan gaarona la rajeynaayo.

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin ku dhufatoXayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Caunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah ku dhufo Mahadsanid…

 




WARARKA UGU DANBEEYAY

Wararkii ugu dambeeyay Koonfur Hindiya: Tamil, Telugu, Malayalam iyo Kannada maxaa ka jiro

  Maalin wanaagsan dhamaan aqristayaasha shabakada Filimside ku xiran kuna soo dhawaadao barnaamijkeena aan idin kula wadaagno warbixino kooban oo ku saab saabsan dhanka fanka...

Ahan Shetty iyo Tara Sutaria filimkooda Tadap oo dib u dhac ku yimid duubistiisa

  Ruug cadaa Suniel Shetty wiilkiisa Ahan Shetty waxaa lagu soo caan bixinaa filimka Telugu ah ee Blockbuster-ka weyn noqday RX 100 oo loo bixiyay...

Rasmi: Filimka The Lion King iyo Isniintiisa kowaad ganacsiga weyn uu sameeyay

  Filimka Hollywood-ka ah The Lion King ayaa hoos u dhac 30% sameeyay Isniintiisa kowaad ganacsi ahaan marka lala bar bar dhigo Jimcadiisii kowaad lacagaha...

Rasmi: Filimka Super 30 iyo ganacsiga adag uu sameeyay Isniintiisa labaad

  Superstar Hrithik Roshan filimkiisa Super 30 ayaa ganacsi adag sameeyay Isniintiisa labaad wuxuuna keenay 3 Crore ($434k) waxayna ka dhigan tahay mudo 11-maalmood ah inu soo...