Wararka Ugu Waaweyn Subaxan Bollywoodka: SRK filmkiisa Don 3 Aqbaar Kusaabsan, Alia Bhatt Oo dhexdha ka gashay Sallu iyo SRK, Salman Oo Dagaal weyn kusoo socdo (+Sawiro)

Wararka Bollywoodka waa kuwa iska soo daba dhacaan saacadba saacada ka dambeysay balse subaxan warar xiiso leh ayaa durba laga helayaa magaalada Mumbai fadlan iyago kooban hoos kaga bogo.

1-Alia Bhatt ayaa atiriisho hogaamiso ah looga dhigay filmka Sanjay Leela Bhansali iska leeyahay ee ay hogaamiyaasha ka yihiin Salman Khan iyo Shah Rukh Khan kaaso ah mashruuc jaceyl xiiso leh balse Alia wali ma saxiixan oo jawaab ayaa laga sugayaa tolow sida SS Rajamouli filmkiisa RR ee Ram Charana iyo Jr NTR hogaaminayeen oo kale miyee u diidi doontaa mashruucana..

Exclusive: Has Alia Bhatt been APPROACHED for Sanjay Leela Bhansali’s next with Shah Rukh Khan and Salman Khan?

2-Vidyyut Jammwal filmkiisa xiisaha leh ee Junglee ayaa taariikh cusub loo sameeyay waxuuna Box-office-ka kula dagaalami doona Salman Khan filmka uu maalgalinaayo ee Notebook waxaa markii hore la sheegay in Junglee la daawan doono 5 April blse hada 29 bishaan Maarso ayaa tiyaatarada la saara sida la sheegay.

Vidyut Jammwal’s Junglee gets a new release date; film to clash with Salman Khan’s Notebook!

3-Shah Rukh Khan Filmkiisa Don 3 goodhow lama daawan doono maadama qarash gareeyaha filmka Ritesh Sidhwani uu Mumbai Mirror u sheegay in wali sheekada filmka lagu mashquulsanyahay waxuuna tilmaamay in la ogeen xiliga sheekada qoristeeda dhamaan doonto sidaa aawged SRK taageerayaashisa Don 3 in mudo ah waad sugi doontaan..

Shah Rukh Khan fans get ready for a long wait, here’s an UPDATE on Don 3

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Click Kusiiso Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Click Kusii Mahadsanid…

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*