Wax ka ogaaw filimada waa weyn ee xidigaha Telugu u diyaarsan xagaagan in la daawado (+Video)

Fanka Telugu ama Tollywood ee xaruntooda tahay Hyderabad waxay ku jiraan waqti dahabi ah madaama sanadihii ugu dambeeyay looga bartay sameynta aflaan sheeko ahaan tayo wanaagsan sidoo kalena dhamaan gobolada Hindiya iyo daafaha caalamka laga daawado waxayna leeyihiin xidigo awood badan oo magacooda caalamka laga bartay.

Fadlan walaal xayeysiimaha web-ka Filimside Ku Dhufo hal mar oo kaliya xayeysiinta ka muuqato qoraalka aad aqrisaneysid.

Waxaan idiin heynaa jadwalka u diiwaan gashay filimada waa weyn ee xidigaha Telugu soo wadaan lana daawan doono xagaagan (Summer 2019) sida aan kasoo xiganay keedka shabakada Andhra Boxoffice (ABO):

Majili (5 April 2019): waxaa hogaamiyaal ka ah Naga Chaitanya, Samantha Akkineni iyo Divyansha Kaushik.

Muni 4/Kanchana 3 (12 April 2019): waxaa hogaamiyaal ka ah Raghava Lawrence, Oviya iyo Vedhika waana filim Tamil ah oo Af Telugu lagu daawan doono dhul weynaha Telugu.

Chitralahari (12 April 2019): waxaa hogaamiyaal ka ah Sai Dharam Tej, Kalyani Priyadarshan iyo Sunil.

Jersey (19 April 2019): waxaa hogaamiyaal ka ah Nani iyo Shraddha Srinath halka doorar caawiye ah ku leeyihiin Sathyaraj, Brahmaji iyo Ronit Kamra.

 

Maharshi (9 May 2019): waxaa hogaamiyaal ka ah Mahesh Babu iyo Pooja Hedge.

Sharwanand 27 (31 May 2019) : xidiga caanka ah Sharwanand filimkiisa 27 waxaana la jileyso Kalyani Priyadarshan.

Fadlan shabakada Filimside Rukumo si Warbixin walbo aan soo daabacno Notification ahaan kuugu soo dhaco.

Mahad sanidiin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*