Wwe Filimside Quizzes

Maalin Wacan Akhristayaasheena Qiimaha Badan Waxan Bilaabi Doona Barnaamij La Magac Baxay Wwe Quizzes Oo aan Akhristayaasheena Ku Weydiin Doono Su’aalo Ku Saabsan Wwe Ama Musaaracada Iyadoo Aan Xusi-Doono Guuleystayaasha.

Iyadoo Aad La Socon Doontan Maalin Walba Oo Khamiis Ah Barnaamijkan Su’aalaha Waxa Isugu Jiri Doonan Kuwii- Hore  Iyo Kuwa-Cusub Su’aalaha Waxa Uu Ahaan-Doona 3 Su’aal Kaliya . Halka Su’aal Waxay U Taagan Tahay 3 Dhibic.

1. xidigee ugu badan ee ku guuleystay ciyaarta royal rumble?

2. waa kuma xidiga ugu badan ee ku guuleystay suunka wwe champions?

3. yaa Suuman badan labada Gabdhood Ee kala ah lita iyo trish stardus

4. kane iyo undertaker ayaa midoobi doona mar kale haddaba immisa ciyaar ayay si wadajir ah isla jireen?

5. john cena ciyaartiisa ugu horeeyay yuu la ciyaaray?

F-G – Haddii Su’aalaha Ay Ku Adkaadan Akhristayaasha Waxaa Diyaar U Ah inuu Ka Haqabtiro Filimside Haddabe Waa Wax walba Waa Isku Day

Nasiib Wacan

4 Comments

  1. 1-waa dhowr xidik waxana kamid ah:-john cena, rondy Orton, Batista, triple h oo dhamaan wada qaaday min 2jeer.
    2-waa John cena oo heesta 13
    3-waxaa badan Trish Stratus
    4-inta ay islajireen wey badantahay waxaana Ku qiyaasi 43/54 Ku dhawaad
    5-wuxuu LA ciyaaray Kurt Angle wxaa xusid mudan in kulankaas LA garaacay

Comments are closed.