Wwe Filimside Quizzes

Maalin Wacan Akhristayaasheena Qiimaha Badan Waxan Bilaabi Doona Barnaamij La Magac Baxay Wwe Quizzes Oo aan Akhristayaasheena Ku Weydiin Doono Su’aalo Ku Saabsan Wwe Ama Musaaracada Iyadoo Aan Xusi-Doono Guuleystayaasha. Iyadoo Khamiiss Walba Ay Ka Dhigan Doono Laga Bilaabo 11:30 Habeennimo  Xilliga Geeska Africa . Barnaamijkan Su’aalaha Waxa Isugu Jiri Doonan Kuwii- Hore  Iyo Kuwa-Cusub
Su’aalaha Waxa Uu Ahaan-Doona 3 Su’aal Kaliya . Halka Su’aal Waxay U Taagan Tahay 3 Dhibic.

1. sheega bandhiga uu kusoo caan baxay Xidiga john cena?

2. sheamus sanadkii 2012 kumuu la ciyaaray bandhiga wrestlemania?

3. xiligan yaa haysto suunka united state championship ?

4. sanadkii 2008 kumaa ku guuleystay royal rumble?

5. sheeg magaca JBL waxa laga soo gaabiyay ?

F-G – Haddii Su’aalaha Ay Ku Adkaadan Akhristayaasha Waxaa Diyaar U Ah inuu Ka Haqabtiro Filimside Haddabe Waa Wax walba Waa Isku Day

Nasiib Wacan

3 Comments

  1. 1-UPW
    2-Daniel Bryan
    3-Rusev
    4-John Cena
    5-JOHN Baradshah Layfield Waan feeryan hore waxaana uu ka fariistay 2009

  2. 1:upw jhon cena (prototype 1999)
    2:daniel brayan
    3; rusev
    4; jhon cena
    5:jhon bradshaw leyfeild (jbl)

Comments are closed.