Wwe Filimside Quizzes

Maalin Wacan Akhristayaasheena Qiimaha Badan Waxan Bilaabi Doona Barnaamij La Magac Baxay Wwe Quizzes Oo aan Akhristayaasheena Ku Weydiin Doono Su’aalo Ku Saabsan Wwe Ama Musaaracada Iyadoo Aan Xusi-Doono Guuleystayaasha.

Iyadoo Khamiiss Walba Ay Ka Dhigan Doono Laga Bilaabo 11:30 Habeennimo  Xilliga Geeska Africa . Barnaamijkan Su’aalaha Waxa Isugu Jiri Doonan Kuwii- Hore  Iyo Kuwa-Cusub Su’aalaha Waxa Uu Ahaan-Doona 3 Su’aal Kaliya . Halka Su’aal Waxay U Taagan Tahay 3 Dhibic.

1. sheega xidiga ugu badan ee ku guuleystay  bandhiga weyn ee royal rumble ?

2. cm punk sanadkii 2012 kumuu la ciyaaray bandhiga wrestlemania?

3. xiligan yaa haysto suunka intercontinental championship ?

4. sanadkii 2007 kumaa ku guuleystay royal rumble?

5. sheeg magaca Cody Rhodes walaalkiiaa ka weyn ?

F-G – Haddii Su’aalaha Ay Ku Adkaadan Akhristayaasha Waxaa Diyaar U Ah inuu Ka Haqabtiro Filimside Haddabe Waa Wax walba Waa Isku Day

Nasiib Wacan

3 Comments

  1. 1. Wxa ugu guulo badan Stone Cold Steve Austin
    2. Wuxu la ciyaaray cheris cherico wxuna ka difaacday suunka wwe Heavyweight Championship
    3.wxa haysta dean ambrose oo ka tirsan bandhiga monday RAW
    4.Wxa ku guuleystay undertikar
    5.condy wllkis ka weyn wxa lagu magacaba goldust rhods
    6

  2. 1 wxaa min 2mar kuguleestay royal ramble match

    A) stone gold
    B) rendy argon
    C) john Cina
    D) Batista

    2 cm punk wxuuladheelay wrestlemania 2012 christ jerico

    3 wxaa heesta dean Ambrose oo kaqaaday walaalkii

    4 wxa kugulestay the undertekar

    5 wxa ladhahaa goldust

  3. 1 stone gold ,john cina, rendy arton iyo batista ayaa upadan min 2mar ayeeyna qaadeen

    2 cherst jerico ayuu ladhelay

    3 dean emprose aya heysta

    4 undertaker aya ku gulestay

    5 goldust ayaa walalkis kawen

Comments are closed.