Wwe Filimside Quizzes

Maalin Wacan Akhristayaasheena Qiimaha Badan Waxan Bilaabi Doona Barnaamij La Magac Baxay Wwe Quizzes Oo aan Akhristayaasheena Ku Weydiin Doono Su’aalo Ku Saabsan Wwe Ama Musaaracada Iyadoo Aan Xusi-Doono Guuleystayaasha. Iyadoo Khamiiss Walba Ay Ka Dhigan Doono Laga Bilaabo 19:30 Habeennimo  Xilliga Geeska Africa . Barnaamijkan Su’aalaha Waxa Isugu Jiri Doonan Kuwii- Hore  Iyo Kuwa-Cusub
Su’aalaha Waxa Uu Ahaan-Doona 3 Su’aal Kaliya . Halka Su’aal Waxay U Taagan Tahay 3 Dhibic.

1. xidiga the miz immisa jeer ayuu qaaday suunka wwe champions?

2. brock Lesnar sanadkii 2012 markii dib ugu soo laabtay wwe xidigee ayuu la ciyaaray?

3. becky lynch meeqo jeer ayay haysataa suunka  womens champions?

4. jinder mahal weligiisa miyuu qaaday suunka wwe champions haddaba sanadkee?

5. kumaa sheegi karo xidigaha ugu badan ee haysta suunka tag team champions?

F-G – Haddii Su’aalaha Ay Ku Adkaadan Akhristayaasha Waxaa Diyaar U Ah inuu Ka Haqabtiro Filimside Haddabe Waa Wax walba Waa Isku Day

Nasiib Wacan

2 Comments

  1. 1mizz hal Mar
    2 Brock Lesnar wuxu wayahaye jhon cena
    3 Becky hal Mar
    4 jinder mahal 2017 ayuu ka qaadey randy
    6: uso aya ugu badan tariqda

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*