Wwe Filimside Quizzes

Maalin Wacan Akhristayaasheena Qiimaha Badan Waxan Bilaabi Doona Barnaamij La Magac Baxay Wwe Quizzes Oo aan Akhristayaasheena Ku Weydiin Doono Su’aalo Ku Saabsan Wwe Ama Musaaracada Iyadoo Aan Xusi-Doono Guuleystayaasha. Iyadoo Khamiiss Walba Ay Ka Dhigan Doono Laga Bilaabo 19:30 Habeennimo  Xilliga Geeska Africa .

Barnaamijkan Su’aalaha Waxa Isugu Jiri Doonan Kuwii- Hore  Iyo Kuwa-Cusub
Su’aalaha Waxa Uu Ahaan-Doona 3 Su’aal Kaliya . Halka Su’aal Waxay U Taagan Tahay 3 Dhibic.

1. xidiga the cm punk immisa jeer ayuu qaaday suunka wwe champions?

2. Randy Orton sanadkii 2012 xagee uu joogay Raw mise Smack Down?

3. Asuka meeqo jeer ayay haysataa suunka  womens champions?

4. Seth Rollins Suunkiisa ugu horeeyay  wwe champions sanadkee ayuu qaaday?

5. john cena weligiisa maqaaday suunka tag team champions?

F-G – Haddii Su’aalaha Ay Ku Adkaadan Akhristayaasha Waxaa Diyaar U Ah inuu Ka Haqabtiro Filimside Haddabe Waa Wax walba Waa Isku Day

Nasiib Wacan

1 Comment

  1. 1-wuxuu qaaday 2 jeer
    2-wuxuu joogay Smack Down
    3-maba aysan qaadin waligeed
    4- 2015
    5- haa wuu qaaday

Comments are closed.