Xaqiiqooyin Badan Ka Ogaw Telegu Superstar  Allu Arjun (+Sawiro)

Allu Arjun Sneha Reddy Son Allu Ayaan Latest New HD Photos

Allu Arjun ayaa maanta waxa uu u dabaal-dagaya dhalashadiisa waxaana u dhashay 8 April sanadkii 1983 waana 35 sano jir isaga waxa uu ka mid yahay Superstar-yaasha ugu waa weyn ee Telugu heystaan waqtigaan waana actor guusha saaxiib la ah wuxuuna leeyahay taagerayaal fara badan oo ku nool gudaha hindiya iyo daafaha caalamka.

Waa jilaa bandhiiisa sareeyo sido kale wuxuu ka mid yahay jilaayaasha ugu fiican dhinaca qoob ka ciyaar-ka gudaha hindiya waxaan lagu naaneesa ee uu caaan ku yahay Bunny.

Maadaama xidigaan uu ka mid yahay jilaayaasha ugu awooda badan waxaa maanta idin heynaa Xaqiiqooyin badan oo ku saabsan All Arjun.

Allu Arjun wuxuu dhashtay 8 April 1983 wuxuu ku dhashtay Chennai waxaana dhalay qarash gareeye Allu Aravind Iyo Nirm.

Adeerkiisa Allu Ram Lingaiah waa shactiroole caan ah oo ka tirsan Telugu

Wuxuu wax ka bartay St Patrick School ee ku yaalo Chennai

Sido kale wuxuu dhameeyay BBA Degree, wuxuuna ka qaatay MSR College, Hyderabad

Wuxuu kasoo muuqday asigoo yar filimka Vijetha

Wuxuu Telugu kusoo biiray sanadkii 2003 filimkiisa Gangotri

Wuxuu ka mid yahay qoyska ugu awooda badan shrikada Tollywood

Waxaa loo magacaabay aktarka ugu Stylka wanaagsan ee shirkada tollywood

Sido kale waxuu ka mid yahay jilaayaasha ugu dheesha wanaagsan gudaha hindiya

Waa jilaa naxriis badan oo dhiigiisa u sadaqeeya caruurta wuxuu sanad walbo dhalashadiisa la qaata caruur yar yar

Waa jilaaga ugu horeeyay ee Tollywood oo Six-Pack sameysta

Waa jilaa ku xeeldheer sameynta sawirada

Waa jilaaga ugu taageeraha badan Tollywood gaar ahaan barta Facebook wuxuuna ku leeyahay 12 Million oo taageere ah

Wuxuu guursaday 8 March 2011 jaceylkiisa Sneha

Waxay ku kulmeen Aroos saaxiibkiisa oo ka dhacaayay USA ka dib ayay is jeclaadeen

Waa qoys dhameestiran waxaa u jooga wiil iyo gabbar

 

Dhamaad