Xaqiiqooyin U Gaar Atariishada Muranka Badan Ee Tanushree Dutta

Aashiq Baanaya Aapne Atirishadii kujirtay Tanushra Duuta ayaa maanta waxa ay u dabaal-dagaysa dhalashadeeda Iyadoo atariishadan dhawaan ay qabsatay hadal-heynta Bollywoodka iyo India oodhan la wareegtay maadama ay weerar ka dhan ku qaaday jilaaga caanka ah Nana Patekar.

iyadoo dadka ay xiiso u qabaan inay wax badan ka ogaadaan atariishadan tanushra dutta waxa ay 19 march sanadkii 1984 hadda waxa ay jirtaa 34 Sano waxa ay ku dhalatay gobolka jamshedbur

waxa ay bollywoodka kusoo biirtay sanadkii 2004 aflaamta caan ak ay keentay waxaa ka mid ah aashiq banaya apne (2004) chocolate (2005) rokkk (2010) raama (2010) maanta waxan ku hayaa 10 xaqiiqo oo u gaarah atariishadan

fadlan hoos ka aqriso warbixinada atariishadan ku saabsan

1. tanushree dutta waxa ay kasoo jeeda qoyska lagu magacaabo kayastha oo deegaan ahaan u dagaan gobolka jamshedpur

2. tanushree dutta waxa ay 2004 ka qayb gashay tartanka quruxda ee miss india iyadoo ku guuleysatay ka dib waxa ay india u matashay tartanka miss universe laakiin kaliya  waxa ay ka mid noqotay 10 gabdhood ee soo tiigsaday finalka laakiin kuma aysan guuleysanin

3. tanushree dutta waxa ay iska joojisay waxbarshada iyadoo wax yar kaga harsan yahay qalin-jabinteeda iyadoo rajadayda ahayd inay noqoto gabdhaha modelka ah

4. qof walba waxaa u maleeya in atariishadan ay ku soo caan baxday filimka aashiq banaya apne laakiin waxaa ka hor kusoo caan baxday  chocolate waxaana labadaas filim la wada daawaday sanadkii 2005

5. tanushree dutta waxa ay faraanti isku geliyeen ninka lagu magacaabo aditya dutta ka dib muddo dheer ay isla socdayn laakiin markii dambe  bur-buray xariirkooda iyadoo la sheegay in dhibaato soo kala dhex-gashay taaso meesha ka saartay faraantiga laysku geliyay

6. tanushree dutta waxa ay ka qalin jabisay macadka barashada aflaamta ee new york film academy sanadkii 2003 markaas xiiso u qabtay inay fanka kusoo biirto

7. tanushree dutta kaliya maahan gabar model ah iyo atariisho sidoo kale waxa ay tahay fanaanad cod macaan leh iyadoo dhawr bandhigyo faneed ka qaaday heesooyin kala duwan

8. waxa ay hadda tanushra dutta sheegtay inay bollywood 10 sano kaga baxday ka dib markii dhibaato oo dhanka dhaqan-xumaha u geestay aktarka nana patekar kaaso hadda ay dib u furtay kiiskaas

9. tanushree dutta oo waayo wacan ku qaadatay bollywoodka ayaa markii dambe go’aansatay inay isaga baxdo aflaamta ka dib dhibaatada loo geestay atariishadan waxa ay  shirkad ay  furatay  iyada u gaar ah iyadoo shirkadaas ay  ka furatay magaalada ladakh

10. ka dib markii ay shirkadda ka furatay magaalada ladakh waxaa atariishadan soo wajahay qasaaro xoogan waxa ayna go’aansatay inay iskaga noolaato dalka mareekanka gaar ahaan caasimadiisa new york

11. tanushree dutta marka ay bollywoodka soo galaysaa waxa ay sheegtay in aktarka ay teegeerto uu yahay akshay kumar sidoo kale dhanka atariishooyinka waxa ay ka teegeerta rani mukerji iyo bipasha basu 

12. atariishadan caan ka ah musalsalada sidoo kale ku jirtay filimka ajay devgan ee driysham taaso lagu magacaabo ishit dutta waxa ay la dhalatay oo ay walaalo yihiin tanushree dutta