Xaqiiqooyin U Gaar Atariishada Quruxda Badan Ee Katrina Kaif

Katrina Kaif waa mid kamid ah atirishooyinka ugu caansan Bollywoodka ee sida weyn looga dambeyo taaso guulo lixaad leh ka gaartay mudadii ay fanka ku guda jirtay.

Katrina waxay sameesay aflaam Big Blockbusters wada noqdeen sido kale waa atirisho qaab jiliin ahaan si weyn loo amaanay aflaamtedaa door ahaan kaga run sheegtay.

katrina kaif iyadaa waa half British iyo half indian aabaheeda waxaa lagu magacaabaa mohammed kaif isaga waa ganacsade kasoo jeeda dhul weynaha kashmir ka dib markii ay kala tagayn katrina kaif hooyadeeda waxa uu u duulay dalka mareekanka katrina kaif iyada iyo todobo walaalo oo la dhashay waxa ay go’aansadeyn inay la joogaan aabahooda

katrina kaif magaceeda dhabta ah waa katrina turquotte waxa ayna magaca kaif qaadatay markii ay timaaday dalka india madaama magacaas uu yahay magac india ah iyadoo si weyn ugu macad-celinaysa gabadha soo saaraha ah ee lagu magacaabo ayesha shroff (jackie shroff xaaskiisa) taaso katrina kaif bollywoodka kusoo dartay iyadoo dadka ka dhaa-dhicisay inay tahay atariisho hindi ah iyadoo u dhiibtay filimka boom

katrina kaif waxa ay ku dhalatay magaalada Hong Kong ee dalka china iyadoo Iyadoo kusoo nolaatay wadamo badan sida Japan switzerland france belguim iyo poland iyadoo kaliya xiligaas jirtay 14 sano katrina ayaa iyadoo xiligaas katrina ay shaqo model ka heshay magaalada Hawaii ee dalka mareekanka ka dib waxa ay qandaraas oo sadex sano la gashay shirkadda fashionka ah ee ku taala dalka England gaar ahaan caasimadiisa london

Katrina ayaa leh xirfado kala duwan sida aan wada naqaano iyada waa mid leh tayo jilitaan sidoo kale waa qof hore usoo ahaan jiray model sidoo kale katrina qaa mid ku fiican artists sida wax loo sawiro iyadoo sidoo kale waxa ay ku xeel-dheer tahay Dancega midaas waxaa hore u xaqiijiyay aktarka amir khan oo yiri hadan ciyaar katrina kula tartamo waan ku guul-daraysanayaa

Katrina Kaif waxa ay taageertaa aktarada kala ah Leonardo DiCaprio iyo john depp sidoo kale waxa ay dhanka jilida kaga dayataa atariishooyinka bollywoodka ee kala ah mandhuri dixit iyo kajol

iyada hadda waxa ay ku nooshahay dalka india laakiin waxa ay haysataa passport dalka ingiriiska waxa ayna hadda india ku nooshahay in ka badan 15 sano

katrina diinta ay heesato weli maahan mid at xaqiijisay kaliya waxaa la og-yahay in aabaheeda uu yahay muslim sidoo kalena ay hooyadeeda ay ahayd qof aamisan diinta Christian laakiin katrina ayaa sheegtay xiligii ay yarayd in aabaheeda ay u raaci jirtay markuu aadayo masjidka sidoo kalena ay hadda labada diin ay aamisan tahay iyadoo dabaal-dagta markii eid tahay sidoo kalena ay u dabaal-dagto feestada hinduga sida holy iyo diwaliga