Xidigaha Bollywoodka Ee Lagu Tilmaamay Inee Wax Mataraayal Yihiin (Labeeb) Ama Laga Roonayaal!!

 

Bollywoodka waxaa kudhexjiraan xidigo caan ah oo isugu jiraan jilayaal Qarash gareyaal, Filmsameyaal, heesayaal iyo waliba qoraa sheeko film kuwaaso lagu xantay inee yihiin laga roonaayal.

Waxaa lagu tilmaamay in aysan aheen kuwa dhameestiran xaga jinsiga ama labeeb sida aad u taqaanaba inkastoo waligood aysan fagaaraha aysan ka qiranin arinkaan weyna inkiri jireen.

Sida Karan Johar oo aan wada ognahay mudo dheer ayaa lagu xaman jiray inuu xidigaan yahay laga roone ama mid aan wax tari Karin oo aan Ragg ahen balse markii uu yeeshtay mataanaha xanti laga daba waday wey ka hartay.

Salman Khan ayaa kamid ah jilayaashan waayadii hore lagu xaman jiray ereyadan balse waayadan dambe waa lagala haray xantaas waxaana inta badan ugu wacan in uu wali yahay doobak ugu weyn Bollywoodka.

Waxaa la yaab leh in Sidharth Malhotra xitaa mar lagu xaman jiray  inuu laga roone yahay balse markii uu Alia Bhatt la saaxiibay xantan wey ka hartay sido kale naqshadeeyaha caanka ah Manish Malhotr ayaa liiskan xanta soo galaayo oo mar lagu xaman jiray isagana arinkaan.

Hadaba halkaan hoose ka daawo xidigaha Bollywoodka ee lagu xantay xiliyo kala duwan laga roonayaal balse hader midna arinkaan laguma xanto..

Walal Ha Ilaawin Inaad Hal Xayeysiin Click Kusiiso Xayeysiimaha Noocyada Kala Duwan Sida Cunooyinka, Agabka Guryaha, Games Kala Duwan Sawirada Kusoo Baxaan Mid Kamid Ah Click Kusii Mahadsanid…