Xidigaha Bollywoodka Kuwaaso Aan Ka Xishoon Inay Isku Dhex-Shumiyaan Bulshada Dhaxdeeda

kaliya lacagta maahan luuqada kaliya ee qof walba fahmo sidoo kale jaceylka waa mid kale kaaso leh luuqado fara badan oo uu qof ku fahmi karo iyadoo qofka umaa baahnayn inuu barto waxaana ka mid ah shumiska waxaana lagu tilmaama mid dhadhan u yeela xariirka labada lamaane waana  midaas waa mid iyaga u qaas ah laakiin waxaa maanta ku hayaa xidigi ka tirsan shirkadda bollywoodka kuwaaso meel iska dhigay xishoodka iyagoo shumis la wadaagayn Jaceylkooda

haddabe yaa ka mid ah xidigaaas fadlan hoos ka daawo sawirada xidigahaas

1. amir khan iyo xaaskiisa kiran rao

waxa ay ahayd xiliga dhalashada aktarkan iyadoo kiran rao ay amir khan ku sugaysay banaanka airport ka isagoo xiligaas kasoo laabanaya duubis filimka thug of hindustani  ka dib marka uu soo baxay ayuu xiiso darteed shumiyay xaaskiisa

2. amithab bachachan iyo xaaskiisa jaya Bachchan

tani waxa ay ka dhacday goob xaflad ah oo abaal-Marino lagu bixinaayay amithab bachachan ayaa jaya Bachchan ku shumiyay dadka hortooda isagoo dadka u sheegaya in weli uusan duqoowin jaceylkooda

3. hrithik roshan iyo sussana khan

hrithik ayaa marar badan oo kala duwan ku shumiyay bulshada dhexdayda xaaskiisa hore sussana khan waxaana ka mid ah xili ay u dabaa-dagayeen feestada diwaliga

4. Abishek Bachchan iyo xaaskiisa aishwarya rai bachchan

junior Bachchan ayaa xaaskiisa ku shumiyay dadka horteeda iyadoo xiligaas labadan lamaane ay u dabaal-dagaayeen feestada diwaliga

5. karan singh grover iyo xaasskiisa bipasha basu

ka dib guurkooda bipasha ayaa shumid dareen leh camerada horteeda kula wadaagtay ninkeeda karan singh grover

6. sanjay dutt iyo xaaskiisa manyata dutt

sanjay dutt ayaa shumis qiiro leh shumiyay xaaskiisa isagoo xiligaas ahayd markii laga soo daayay xabsiga