Xidigaha Bollywoodka Oo U Ka Aamusi Waayeen aragtida kowaad Deepika Padukone filimkeeda Chhapaak

waxaa maanta saxaafada dalka india iyo Bollywoodka si weyn u haysata Deepika Padukone aragrida kowaad filimkeeda Chhapaak kaaso maanta lasoo bandhigay

Qof walbo ka Bollywoodka ka tirsan wuxuu la qiirooday wajiga Deepika loo sameeyay oo ay ku matalayso gabar wajiga aashito looga shubay waxaana xidigaha bollywoodka sheegayn la wada sugi weesan yahay filimka Chhapaak fariintiisa dhameestiran in la daawado

waxaana xidigaha arrinkan ka hadlay ka mid ah Alia Bhatt, Varun Dhawan , Priyanka Chopra , Kartik Aryan , Siddharth Malhotra , Arjun Kapoor , Vicky Kaushal , Jacqueline Fernandez , Bhumi Badnekar , Rakul Preet Singh , Parineeti Chopra Rajkumar Rao , Pooja Hedge , Armaan Maalik iyo kuwa kale oo badan

haddaba hoos ka eeg hadalada ay ka yiraahdayn xidigaha bollywoodka filimkan deepika padukone aragtida kowaad

Alia Bhatt

Vicky Kaushal

Parineeti Chopra

Arjun Kapoor

Deepika ayaa filimka Chapaak ku jileyso magaca Malti gabbar ka bad baaday aashito wajiga looga shubay waxaana filimkan Director ka ah Meghna Gulzar oo ku caan baxday sameynta filimada fariimaha waaqiciga ah xambaarsan ayadoo sanadkii hore Hindiya ku qabsatay filimkeedii Raazi ee Alia Bhatt hogaamiye ka ahayd.

Sidoo kale Deepika ayaa filimkan wax ka maal galineyso shirkadeeda KA Entertainment ayaa soo saarayaasha ka mid ah qorshahana wuxuu yahay in mashruucaan saameynta adag reebi karo in la daawado 10 Jan 2020.