Xidigaha Cusub Ee Bollywood Ka Imaan-Doona Sanadkan 2019

 

Xidigaha Cusub Aya Mar Dhow Bollywood Ka Kasoo Muuqan-Doonan Sanadka 2019. Sanadkan Waxan Aragnay Labo Xidig Oo Sameeyay Riyadooda  Oo Ay U Rumooday Oo Kala Ah Jahnvi Kapoor Iyo Ishaan Khattar Oo Sanadkan Usoo Baxay Filimka Dhaddak Kaaso Noqday Super-Hit .

Hadda Waxaa La Gaaray Waqtiga Lasoo Dhaween Lahaa Jiil-Cusub  Oo Doonaya Inay Bollywoodka Kasoo Muuqdaan Oo Ay Ku Jiran Xidigo La Sugaayay Oo Ka Mid Ah Caruur Ay Dhalayn Halyeeyo Bollywood Ka Kuwaaso La Rajeenayo In Fanka Ka Sameeyaan Horumar Weyn

Haddabe Aan Eegno Xidigaha Ku Jira Liiska

Ahan Shetty

Bollywood Action Hero Suniel Shetty Gabadhiisa Mar Hore Ayay Bollywood-Ka Kusoo Biirtay Laakiin Markan Waxa Ku Soo Biiri-Doona Wiilkiisa Ahan Shetty Kaasoo U Soo Caan-Bixi Doono Soo Saaraha Lagu Magacaabo Sajid Nadiadwala.

Isabelle Kaif

Katrina Kaif Gabadha Ka Yar Isabella Ayaa Lagu Wadaa In Mar Dhow Ay Kusoo Biirto Bollywood Ka. Iyada Walaasheeda Waa Mid Magac Iyo Maqaan Ka Gaartay Bollywood Ka Oo Sanad Walba Usoo Baxo Filim Guul Weyn Gaara Boxx-Oficce Ka Isabella Waxa Ay Filimkeeda Ugu Horeeyay Oo Ah Filim Dance Ah Oo Ay La Jili-Doonta Aktarka Sooraj Pancholi.

Khushi Kapoor iyo Aryan Khan

Khushi Kapoor ayaa la hadal hayey inee Bollywoodka imaan doonto sido kalena hader warar cusub ayaa la helayaa oo sheegayaan in SRK wiilkisa Aryan Khan iyo Khushi Kapoor Bollywoodka wada imaan doonan Sanadkan 2019

Surilie Gautam

Gabadhan Qurux Badan Ee La Dhalatay Yami Gautam Ayaa Go’aansatay Inay Raacdo Wadada Walaasheeda Oo Filim Lasoo Wado Aktarka Randeep Honda Oo Lagu Magacaabo Saragarhi

Pooja Gor

Gabadha Caanka Ka Ah Ty-yada Iyadoo Lagu Yaqaano Showga Pratigya Iyadoo Ay Soo Caan-Bixi Doonta Gabadhada Soo Saaraha Ah Zoya Akhtar Iyadoo La Keeni-Doonta Aktarka Tamarta Badan Ee Ranveer Singh

Nupur Sanon

Nupur Walaasheeda Ka Weyn Ee Kriti Sanon Waa Mid Hada Mareyso Mar Xalad In Aflaamta Ay Kala Doorato Ka Dib Ku Soo Caan Bixidii Filimka Hero Panti Oo Uu Iska Lahaa Sajid Nadiadwala Oo Markan Isaga Soo Caan Bixi-Doona Nupur Sanon

Karan Doel

Waa Mid Ay Farac U Leeyihiin Qoyska Doel Jilaa-Nimada Ka Dib Dharmendra , Sunny Deol , Bobby Deol Oo Noqdayn Aktaro Si Weyn Kaga Soo Muuqday Bollywood-Ka . Karan Waa Diyaar Isaga Markan Waxaa Filim U Sameenaya Aabihiisa Sunny Deol Oo Lagu Magacaabo Pal pal Dilke Paas Oo Laga Filaayo Inuu Noqdo Sida Aabihiisa Sunny Deol.

 

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*