Xirafada Iyo Awoodda Aktarka Ranveer Singh Waxa Ay Gaartay In Amitahb Bachchan Inuu Isku Dayo Inuu Copied Gareeyo Doorkii Murad Ee Filimkii Gully Boy

Direcyor Zoya Akhtar filimkeeda Gully Boy ayaa noqday mid gabi ahaanba wada amaan ah filimkan kaliya boxx office india wacdaro kama uusan samaynin xitaa waxa uu noqday filim classic ah kaaso si weyn ay ugu helayn daawadayaasha

sidoo kale filimkan Gully Boy waxa uu banaanka soo dhigay awooda iyo xirfada jiliin ee ku duugan aktarka Ranveer Singh kaaso hore nooga yaabsaday doorarkii bajirao ,allauddin khilji Iyo doorkiisa simmba bhalerao laakiin markan waxa uu dadka qalbiyadooda ku xaday doorkii murad ee filimka Gully Boy

taaso xitaa gaartay in mega star uu dhambaal usoo diro aktarkan kaaso ku aadaan doorkiisa murad ee filimka Gully Boy kaaso noqday mid ay ku waashtaan dhalin-yarada dalka india

Mega Star Amithab Bachchan oo wareysi siinayay Zoom Tv ayaa ka hadlay waxyaabo badan sida xaalada aktarada dhalin-yarada ee bollywoodka iyo arrimo kale Amithab Bachchan Ayaa kaliya afkiisa waxaa ka bixi waayay magaca Ranveer Singh filimkiisa Murad

Amithab Bachchan isagoo ka hadlaya Ranveer Singh ayaa waxa uu yiri ” ma qaban kartid daawadayaasha Indhahooda maadamaa kaliya ay daawan karaan waxa ay ka helaan waxaana hadda la galay xiligii aktarada dhalin-yarada waxaana hogaamin doona aktarka Ranveer Singh

maadama uu yahay aktar awood u leh inuu sameeyo doorka walba oo dhib badan xitaa aniga waxaan 10 Jeer iyo inka badan isku dayay inan copied gareeyo doorkiisa murad laakiin waa awoodi waayay sababtoo ah waxaa kaliya Bollywoodka jooga hal Murad waana Ranveer Singh”

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*