Xiriirki Jaceyl Ee Dhexmaray Ranbir Kapoor Iyo Katrina Kaif Iyo Halka Uu Ku Dhamaaday (+Sawiro)

 

Ranbir Kapoor iyo Katrina Kaif waxay kamid yihiin xidigaha ugu caansan waqtigan la joogo ayago aflaam dhowr ah wada sameyeen sido kalena xiriir jaceyl dhexmaray.

Labadaan lamaane mudo 6-sano ah ayay hal guri ku wada noolaayeen waxaana la wada aaminsanaa inay is guursan doonaan marba hadii is fahankooda heerkaas gaaray.

Balse si la yaab leh bilawgii sanadkii 2017 ayuu xiriirkooda soo idlaaday, waxaana sabab looga dhigay in Katrina kalsooni ahaan ka aamin baxday Ranbir kadib markii la wada arkay asigoo waqti la qaadanayo aadna isku fahmeen Deepika Padukone oo uu horey saaxiib ula ahaan jiray.

Image result for Ranbir Kapoor Iyo Katrina Kaif

Katrina waxay sheegtay in Ranbir aysan nafsadeeda ku aamini karin ama marwadiisa noqon karin madaama uu sameenayo ficilo ayada si toos ah u dhibaayo sidoo kalena uusna diyaar u ahayn in xiriirkooda mudada dheer soo jiray uu magac u yeelo.

ugu dambeyn Katrina Kaif hader nolsha kalli ayee kutahay sido kale Deepika 15 Nov ayee guursatay Ranver Singh halka Ranbir Kapoor uu xiriir la leeyahay Alia Bhatt sanadkaan ayaana la filee inee is guursadaan xan iyo xaqiiq wixii horey udhacay wey soo afjarmeen.