Xishood: Sidee Ayay Ahayd Xaalada Ranbir Kapoor Markii Ay Alia Bhatt Masraxa Iyadoo Saaran Ay Ka Hor Qiranaysay Inay Jeceshahay Ranbir Kapoor

inkastoo bandhigii Xalay Ee Filmfare aysan kasoo muuqanin aktaradii loogu bartay sida Salman Khan , Akshay Kumar , Hrithik Roshan iyo aktaro badan

laakiin bandhigii Xalay Ee Filmfare waxa uu noqday mid ka mid ah bandhigayada ugu hadal-haynta badnaa madaama laga diiwaan-gelin dhacdooyin taariikhi kuwaaso aan hore loogu arkin bandhihyada kale

atariishada Alia Bhatt ayaa bandhigii Xalay weliba iyadoo saaran masraxa kusoo bandhigatay jacaylka ay u qabto aktarka Ranbir Kapoor waana dhacdada ugu weyn ee bandhigaas laga diiwan-geliyay

inkastoo aysan jirin Channel Tv ee si tood ah looga daawamaayay bandhigaas laakiin waxa la helay Video uu duubay shaqsi ka mid ah martidii bandhigii Xalay iyadoo Alia Bhatt ay si weyn ugu xishoodsiisay aktarka Ranbir Kapoor maadaama xaflada ay ku sugnaayeen aktaro badan oo caan ah ay ka hor qiratay jaceylka iyada iyo aktarka Ranbir Kapoor

fadaln hoos ka daawo Videoga Alia Bhatt oo ranbir kapoor ku leh I Love U halka Ranbir isgana gacmaha uu wajiga saartay