Yaa Garanaya Heeskan Akshay Kumar Tufaaxa Sunta Loogu Daraayo Misane Mamta Kulkarni Ay Dileyso Filmke Kujirto(+Video)

 

Super Star Akshay Kumar waxuu sameyay in ka badan 100 Film kuwaso isugu jiraan dagaal, Jaceyl, madadaalo, siyaasada iyo waxii la mida.

xidigaan ayaa sanadadan dambe bilaawaye sameynta aflaam waaqici ah oo fariin adag xambaarsan sido kalena guushisa joogto ayee noqotay.

Balse waxaa jirtay xili Akki uu aflaamtisa badankooda Flop ka noqonaayen xiligaasna waa 90kii Akki 90kii waliba qeybaheda dambe aflaamti uu sameyay oo dhan wey kawada qasaaren in yar moyee.

Hadaba maanta waxa dib u eegeynaa film qaas ah kaaso la daawaday 90kii kana mid ah aflaamta Akki guulaha lixaadka leh u gaaren xiligaas, filmka waa film Mamta iyo saaxiibkeda Mohnish Behl isku dayaayan inee dilaan Akshay sido kalena heeskan caanka ah ee la dhaho Bhaaro Mango Bharo ayee ku sumeyne.

Ayadoo tufaaxa sun ugu dareysa misane dileysa balse ma dhimanaayo Akshay, hadaba dib u xasuuso filmkaan iskuna day inaad sheegto magaca filmkaan waa xasuus time.

Halkaan Hoose Ka Daawo Hadii Aad U Baahantay Heeska Akshay Lagu Dilaayo Balse Uusan Dhimaneynin:

2 Comments

Comments are closed.