Yaa ku leh Deepika, Kriti Sanon iyo Nora Fatehi sawirada shidan ay baraha bulshada soo dhigeen?

 

Deepika Padukone, Kriti sanon iyo Nora Fatehi ayaa waxa ay nala wadaagayn sawiro shidan kuwaaso ay xayeesiino ku sameenaayeen

laakiin waxa ay muuqdaan kuwa aad u qurux badan sidoo kalena Indhaha soo jiidanayaan

Deepika Padukone waxa ay xiran tahay dharka kalarkiisu yahay guduud sidoo kale Kriti sanon iyo Nora Fatehi ay u muuqdaan kuwa aan Deepika ka yareesan

fadlan adiga u codee sadexadan atariishada atariishada ku leh.

Deepika Padukone

Kriti sanon

Nora Fatehi