Yaa ku leh Katrina, Kriti Sanon iyo Vaani Kapoor sawirada shidan ay baraha bulshada soo dhigeen?

 

Katrina Kaif, Kriti sanon iyo Vaani Kapoorayaa waxa ay nala wadaagayn sawiro shidan kuwaaso ay ku yimaadayn xafladi xalay ee abaal-marinta Filmfare .

laakiin waxa ay muuqdaan kuwa aad u qurux badan sidoo kalena Indhaha soo jiidanayaan waxaana lagu tilmaama sadexda atariisho ee ugu labiska qurxoon xafladii xalay

fadlan adiga u codee sadexadan atariishada atariishada ku leh.

Katrina Kaif

Vaani Kapoor

Kriti sanon